Magaalada Zwolle oo laga billaabay olole lagu xoojinayo ku hadalka Af-Soomaaliga

Magaalada Zwolle ee waddanka Holland ayaa laga billaabay lugtii 3-aad olole lagu dhiiragalinayo sidii caruurta Soomaalida ee dalkan ku dhashay iyo kuwa ku barbaaray loo fahamsiin lahaa muhiimada ku hadalka afkooda hooyo. Guddiga Jaaliyadda Soomaalida Zwolle iyo nawaaxigeeda ayaa ku soo dhoweeyey xarunta ay jaaliyadu maamusho C/kariin Maxamuud oo ah khabiir muddo ka badan 15 … Continue reading Magaalada Zwolle oo laga billaabay olole lagu xoojinayo ku hadalka Af-Soomaaliga